Xaaladda Dhaqaale ee Turkiga iyo dagaalka Xooggan ee ku socda meesha uu salka ku hayo

Waxaa ku soo socda Jamhuuriyadda Turkiga dagaal dhaqaale oo hubka loo adeegsanayo uu yahay cunaqabatayn, canshuur, sarifka Doolarka Ameerika, iyo Twitter. Waxaa kale oo haysta J. Turkiga xaalad adag oo dhaqaale. Sicir bararku waa 15%; naaquska ganacsiga caalamiga ah (trade deficit) iyo naaquska miisaaniyadda dowladda (fiscal deficit) oo gaaray heer sare; shaqo la’aanta ayaa kor … Continue reading Xaaladda Dhaqaale ee Turkiga iyo dagaalka Xooggan ee ku socda meesha uu salka ku hayo